Maamulo waa web Aplication casri ah oo loogu talagalay inuu kaa caawiyo maaraynta dhammaan hawlahaaga xisaabeed, laga bilaabo gelinta Xogta ilaa diyaarinta warbixinnada dhaqaale.
Baro Wax Dheeraad AhSi fudud u arag dhaqdhaqaaqaaga lacageed iyo faa'iidadaada adiga oo isticmaalaya dashboard-ka oo si sahlan loo fahmi karo.
Samee, dir, oo dabagal ku samee invoice-yadaada si habaysan, kana dhig shaqadaada mid aan la jabin.
Duub dhammaan kharashyadaada si sax ah si aad u hesho warbixinno dhamaystiran oo ku saabsan meesha ay lacagtaadu ku baxayso.
Si toos ah ugu xir akoonkaaga bangiga, una fududee iswaafajinta macaamilada.
Kaydi dhammaan xogta macaamiishaada iyo alaab-qeybiyeyaasha si fudud oo habaysan.
La soco agabkaaga iyo alaabtaada, una samee warbixinno kayd ah.
Samee Profit & Loss, Balance Sheet, iyo warbixinno kale si aad go'aanno wanaagsan u gaarto.
Xogtaadu waa mid ammaan ah oo lagu ilaaliyey tignoolajiyada ugu dambeysa ee amniga.